Thursday, April 23, 2009

WHO IS DENYING HON. FARAH MAALIM A VISA......?






"Haddaba waxaa BBC u suurta gashay inay wareysato guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin, oo sheegay in aanay jirin wax codsi fiiso ah oo uu gudbiyay safaaradda Kenya, isagoo intaa sii raaciyay in warkaasi aanu soo gaarin isaga, meel laga keenay ogeyn. Faarax Macallin waxa uu sheegay in aanay jirin wax qoraal oo ay usoo qoreen safaaradda, wixii hadda kadib ahna, waxa uu yiri " waa wax iyaga u taallo".


Hon. Farah is a respected politician from NEP Kenya and reverred in the country. He is a renowned ethnic Kenyan

Somali politician with almost two decades of experience on the Kenyan political scene. He is the Deputy Speaker of the National Assembly of Kenya. In addition, he belongs to the Orange Democratic Movement and was elected to represent the Lagdera Constituency in the National Assembly of Kenya since the Kenyan parliamentary election, 2007. This is his second stint in the Kenyan Parliament, his first being the 7th Kenyan Parliament. For anyone with sinister motive to deny such a long standing second liberation member a US Visa...it means is like it has become a joke. For that matter, it should also be known that Farah Maalim is a democrat and has fought for democracy. He is entitled to any opinion of any kind and has no anyone questioning his freedom. Thus we joke when we say Hon. Farah has been refused a US Visa.


The BBC continues as:

"Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Nairobi ee Dalka kenya, ayaa sheegtay in ay u diiday Fiiso ama dal ku gal uu ka codsaday in uu ku gallo dalka maraykanka guddoomiye ku xigeenka barlamaanka ee Kenya Faarax Macallin oo isla markaasna ah mudane laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Safaaradda Mareykanka waa ay ka gaabsatay in fahfaahin ka bixiso sababta ay tallaabadaas u qaadatay balse wargeys ka soo baxa magaalada Nairobi ayaa ka hadlay arrinta oo ku tilmaamay in guddoomiye ku xigeenka sababta loogu diiday Fiisaha ay tahay wax uu ugu yeeray xiriirka uu la leeyahay kooxaha Soomaaliya.

Haddaba waxaa BBC u suurta gashay inay wareysato guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin, oo sheegay in aanay jirin wax codsi fiiso ah oo uu gudbiyay safaaradda Kenya, isagoo intaa sii raaciyay in warkaasi aanu soo gaarin isaga, meel laga keenay ogeyn. Faarax Macallin waxa uu sheegay in aanay jirin wax qoraal oo ay usoo qoreen safaaradda, wixii hadda kadib ahna, waxa uu yiri " waa wax iyaga u taallo".


Waxa kale oo uu ka hadlay guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, inuu taageero u hayay maamulkii maxkamadaha Islaamka ee ka jiray Soomaaliya 2006, oo uu ku eedeeyay Mareykanka iyo dowladdaha deriska ah in si xaq darro ah ay ugu duulleen Soomaaliya"....

Hon Farah Maalim has severally been critical of US Army in NEP Kenya.....